


|
|
| juli 2009 |
|
Mon |
Thu |
Wed |
Thu |
Fri |
Sat |
Sun |
| - | - | 1 | 2 | 3 | 4 | 5 | | 6 | 7 | 8 | 9 | 10 | 11 | 12 | | 13 | 14 | 15 | 16 | 17 | 18 | 19 | | 20 | 21 | 22 | 23 | 24 | 25 | 26 | | 27 | 28 | 29 | 30 | 31 | - | - |
|
tilbage |
|
næste |
04-07-2009 05:39:34
Degalkii manta oo ah 20/6/09 (MRC) Ka daawo halkaan


13 /5/09 (MRC) Madaxweyne Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo saxiixay go’aankii uu Baarlamaanka Soomaaliya ku gaaray in dalka lagu dhaqo Shareecada Islaamka

13/5/09 (MRC) Al-Shabaab oo laga cel-celinayo Yuusuf Indhacade, kuna hanjabay in ey bireynayaan iyo Xasan Dahir oo lagu amaray in uu Magaalada Mogdisho is kaga baxo, Sida ay sheegtay wakaalada wararka Reutres (AQRI)


 GABADHII INTA AY KUFSADEEN HADANA AY DHEGAXA KU DILEEN AL SHABAABKA KU DAAWO HALKAAN
Walaakay iyo Walaashay Muslimiinta ah Ma doonaysaan in aad barataan Qur`aanka Kariimka ah Uga bogo Halkaan asago maqal iyo muuqaalba ah


Waxaa maanta oo ah 9 bisha 5aad 2009ka ku geeriyoodey Dalka Somaliya,
Allaha ha u naxriiste Marxuum Shiikh Muktar Shiikh Axmed oo ahaa nin si wayn loogu yaqaano dalka Somaliya, Wuxuuna ka tirsana Culmaa`udiinka waa wayn ee dalkaas sida wayn loogu cizeeyo, illaha naxriistiisa haka waraabiye Marxuum Xaaji Muktar wuxu dhashay sanadku marku ahaa 1920ki Waxu ku dhashtay G/SH/Hoose gaar ahaan Degmad Awdheegle,
Naxriis Janno Rabigiisa Hasiiye Marxuum SH, Muktar Sh, Axmed,
Waxuu ifka uga tagay laba Xaas iyo caruur, markii laysku daro waxa uu dhalay iyo waxii ay sii dhaleen, oo maanta ifka kaga tagay 31 Ruux,, Waxaan leenahay illah janadiisa fardowso hageeyo (EHELADI IYO QARAABADI UU KA TAGAYNA SAMIR IYO IIMAAN ALLAHA KA SIIYO) AAMIIN AAMIIN AAMIIN, |